HomeWararMagacyadda Guddiga Qabanqaabadda doorashadda ee Guddoonka Barlamaanka Somalia oo lagu dhawaaqay.

Magacyadda Guddiga Qabanqaabadda doorashadda ee Guddoonka Barlamaanka Somalia oo lagu dhawaaqay.

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Xildhibaanadda Labada Aqal ee Barlamaanka Federalka waxay maanta Kulan ku yeesheen Guriga Ummadda, oo ay kaga wada hadleen sidii ay u magacaabi lahaayeen Guddiga Doorashadda ee Guddoomiyayaasha Labada Aqal ee Barlamaanka Cusub. Guddoomiyaha KMG ee Golaha Shacbiga, Xildhibaan Cusmaan Cilmi Boqorre ayaa ku dhawaaqay magacyadda 15-ka Xildhibaan ee Guddiga Doorashadda ee Guddoonka Barlamaanka. Halkan ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanadda Labada Aqal ee Barlamaanka Federalka waxay maanta Kulan ku yeesheen Guriga Ummadda, oo ay kaga wada hadleen sidii ay u magacaabi lahaayeen Guddiga Doorashadda ee Guddoomiyayaasha Labada Aqal ee Barlamaanka Cusub.

Guddoomiyaha KMG ee Golaha Shacbiga, Xildhibaan Cusmaan Cilmi Boqorre ayaa ku dhawaaqay magacyadda 15-ka Xildhibaan ee Guddiga Doorashadda ee Guddoonka Barlamaanka.

- Advertisement -

Halkan ka akhriso magacyadda Guddigaas:

Si kastaba ha ahaatee, Guddigaasi ayaa waxaa la filayaa inay iska dhex doortaan Guddoomiyaha Guddiga, ka hort intaysan iclaaminin Xilliga ay Doorashadda dhici doonto.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts