HomeWararXildhibaan Caasho Axmed Cabdalla oo sheegatay in dadka gaar ah gacanta loo...

Xildhibaan Caasho Axmed Cabdalla oo sheegatay in dadka gaar ah gacanta loo geliyey awooda Maamulka Muqdisho

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Caasha axmed Cabdalla oo ka qeyb-gashay Barnaamijka Dooda Dalsan ee Jimcihii kabaxa Redio Dalsan ayaa sheegtay in Awooda Maamul ee Muqdisho dad gaar ah Gacanta loo galiyay Madaxweyne Xasa sheikh Maxamuud ayeey ku eedeesay in arimaha awooda maamul ee  Muqdisho oo aan la qeybin in uu mas,uul ka yahay. Xildhibaan Caasha axmed Cabdalla ayaa dhinaca […]

- Advertisement -

Caasha axmed Cabdalla oo ka qeyb-gashay Barnaamijka Dooda Dalsan ee Jimcihii kabaxa Redio Dalsan ayaa sheegtay in Awooda Maamul ee Muqdisho dad gaar ah Gacanta loo galiyay

Madaxweyne Xasa sheikh Maxamuud ayeey ku eedeesay in arimaha awooda maamul ee  Muqdisho oo aan la qeybin in uu mas,uul ka yahay.

- Advertisement -

Xildhibaan Caasha axmed Cabdalla ayaa dhinaca kale sheegtay in maqaamka muqdisho uu dhibaato ku noqonayo hadii aan awooda la qeybin sida ay sheegtay.

Halkan Ka dhageyso Codka Caasha Axmed Cabdalla:

 

Latest stories