HomeWararMadaxweynaha Koongada Dimuqraadiga oo oggolaaday inuu Xilka ka dego.

Madaxweynaha Koongada Dimuqraadiga oo oggolaaday inuu Xilka ka dego.

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Madaxweyne Joseef Kabiila ayaa la filayaa inuu xilkaasi ka dego ka hor Doorashadda la filayo in ay dhacdo ka hor  dabayaaqadda sannadka soo socda ee 2017-ka . Go’aankaasi waxaa lagu shaaciyey Qoraal Qabyo ah oo ay Xisbiyadda Siyaasadda ee dalkaasi wada gaareen, waxaana la filayaa in Dowlad KMG la dhiso bisha Maarso ee sannadka soo […]

- Advertisement -

Madaxweyne Joseef Kabiila ayaa la filayaa inuu xilkaasi ka dego ka hor Doorashadda la filayo in ay dhacdo ka hor  dabayaaqadda sannadka soo socda ee 2017-ka .

Go’aankaasi waxaa lagu shaaciyey Qoraal Qabyo ah oo ay Xisbiyadda Siyaasadda ee dalkaasi wada gaareen, waxaana la filayaa in Dowlad KMG la dhiso bisha Maarso ee sannadka soo socda.

- Advertisement -

Siyaasiyiinta masaafuriska ku maqan ayaa loo oggolaaday inay dib ugu soo laaban karaan dalkaasi, iyadoo aan wax Dacwado ah lagu soo oogi doonin.

©Radio Dalsan

 

- Advertisement -

 

Latest stories