HomeWarar(Dhegeyso): Dowladda Norway oo Hooyo Somaliyeed kala wareegtay Ubadkeeda.

(Dhegeyso): Dowladda Norway oo Hooyo Somaliyeed kala wareegtay Ubadkeeda.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Hooya Somaliyeed oo dalka Norway ku noolayd tan iyo sannadkii 1996-dii  ayaa iminka ka cabanaysa ubadkeeda oo ay kala waregtay Dowlada Norway. Samiira Axmed Kheyre  oo la hadashay Radio Dalsan ayaa sheegtay in 2 bilood ka hor lagala wareegay  canugeeda oo hal bil jir ah, iyadoo umul ku jirta. Waxay intaasi ku dartay in markii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hooya Somaliyeed oo dalka Norway ku noolayd tan iyo sannadkii 1996-dii  ayaa iminka ka cabanaysa ubadkeeda oo ay kala waregtay Dowlada Norway.

Samiira Axmed Kheyre  oo la hadashay Radio Dalsan ayaa sheegtay in 2 bilood ka hor lagala wareegay  canugeeda oo hal bil jir ah, iyadoo umul ku jirta.

- Advertisement -

Waxay intaasi ku dartay in markii ilmaheeda laga qaadanayey lagu eedeeyey inay dayacday mas’uuliyadda cunuga yar, balse aysan waxba ka jirin eeddaasi.

Dhinaca kale, Hooyo Samiira Axmed Kheyre waxay Wareysigeeda ku sheegtay in loo diiday inay Ehelkeeda soo booqdaan, waxaana laga xayiray inay la kulanto Ehelkeeda iyo Asxaabteeda.

“Mas’uuliyadda ilmahayga ayey igala wareegeen, waxaana qabsaday Qareen si la iigu soo celiyo Ilmahayga” ayey tiri Samiira Axmed Kheyre.

- Advertisement -

Mar wax laga weydiiyey xilliga ay tegtay dalka Norway, waxay xustay inay Qaxooti ahaan ku gashay sannadkii 1996-dii oo haatan laga joogo 20-sanno.

Halkan ka dhageyso Samiiro Axmed Kheyre oo lahadashay Redio Dalsan:

Hooya Somaliyed

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts