HomeWararMadaxweynaha Raashiya oo ku dhawaaqay Maalin Baroor-diiq Qaran, kadib geeridii 92-qof oo...

Madaxweynaha Raashiya oo ku dhawaaqay Maalin Baroor-diiq Qaran, kadib geeridii 92-qof oo ay la burburtay Diyaarad

Date:

Related stories

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray kumannaan askari Xananbuure

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tababar u soo xiray kumannaan askari oo hal sano ku qaatay Xananbuure, kuwaas oo ah ciidamadii ugu badnaa ee tababar ku qaata gudaha dalka tan iyo burburkii 1991-kii.

Jeexjeexyada Maqaarka: Yaa Ku Dhaca, Ma La Daaweyn Karaa?

Jeexjeexyada maqaarka waa xarriiqo caadi ah oo ka dhalan kara miisaan isbeddel uur, koritaanka jirka ama arrimo hidde-side ah Laakiin maxa sababa, yaase ugu badan mase dhab ahaan waa la daaweyn karaa?

Hadalkiisa oo laga baahiyey Telefishinada dalkaasi ayaa ku soo beegantay kadib, markii lagu dhawaaqay inaysan cidna ka badbaadin Diyaaradii Milliteri ee ku dhacday Badda Madow ee dalkaasi. Diyaaradaasi Milliteri oo nooceedu ahaa TU 154 waxay burburtay daqiiqado kadib, markii ay ka kacday magaalladda Soji ee Koonfurta dalkaasi, iyadoo ku sii jeeday dalka Syria. Afheyeenka Wasaaradad […]

- Advertisement -

Hadalkiisa oo laga baahiyey Telefishinada dalkaasi ayaa ku soo beegantay kadib, markii lagu dhawaaqay inaysan cidna ka badbaadin Diyaaradii Milliteri ee ku dhacday Badda Madow ee dalkaasi.

Diyaaradaasi Milliteri oo nooceedu ahaa TU 154 waxay burburtay daqiiqado kadib, markii ay ka kacday magaalladda Soji ee Koonfurta dalkaasi, iyadoo ku sii jeeday dalka Syria.

- Advertisement -

Afheyeenka Wasaaradad Difaaca ee Raashiya, Jeneral Igoor Konashenkof ayaa Suxufiyiinta u sheegay inay wada geeriyoodeen 92-kii ee la socday Diyaaradaasi.

Ugu yaraan 60 ka mid ah Rakaabka ku geeriyooday Diyaaradaasi ahaa ayaa ahaa Fannaaniin, halka 9 kalena ahaayeen Suxufiyiino oo uu ku jirey Saxafiga Caanka ee Dmitry Runkov.Channel One reporter Dmitry Runkov is also thought to have been killed in the disaster

Fannaaniinta ku geeriyootay waxaa ku jiray Lammaanaha Ralina Gilmanova iyo Saaxiibkeeda Mikhail.

- Advertisement -

Ralina Gilmanova, 22, and her fiancé, Mikhail, were also onboard the doomed flight, according to local mediaRalina, pictured, is also a dancer with the Russian army's choirDiyaaradaasi oo la dhisay sannadkii 1983-dii waxay ku sii jeeday Saldhigga Ciiddanka Raashiya ku leeyahay dalka Syria, waxayna Fanaaniinta doonayeen inay Ciiddanka kala qeyb galaan Bandhig Faneed ay ugu talagaleen Dabaaldegga sannadka cusub ee Miilaadiga ee 2017-ka.

Baarayaasha Milliteriga Raashiya waxay sheegeen inay fureen Baaritaan Dembiyeed la xiriira Shilkaasi.

Russian Emergencies Ministry members work at a quay of the Black SeaHaraagga burburka Diyaaradaasi ayaa laga helay meel 1.5 KM ka baxsan Xeebaha oo u dhow magaalladd loo dalxiis tago ee Sooji.

Ilaa 6 markab, Hal guji iyo in ka badan 100 qof oo Bad-quusayaal ah ayaa ka qeyb galayo baadigoobka maydadka Rakaabkii la socday Diyaaradaasi.

Wreckage, personal items and a number of bodies were reportedly found in the Black Sea after the tragedy

Russian Emergencies Ministry members work at a quay of the Black Sea

©Radio Dalsan

Latest stories