HomeWarar(Dhageyso):- Maamulka Puntland oo ku hanjabay in Maxkamad la soo taagi doono...

(Dhageyso):- Maamulka Puntland oo ku hanjabay in Maxkamad la soo taagi doono dhamaan dadkii ku sugnaa goobta lagu dilay Xeer-ilaaliyaha.

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Boosaaso(Radio Dalsan):- gudoomiyaha maxkamada ciidamada qalabka sida ee puntland Cabdi fitaax Xaaji Aadan oo ka hadlayay dilka loogeestay xeer’ilaaliyaha maxkamada ee gobolka bari ayaa waxa uu sheegay in ay ka go’antahay in cadaalada horkeenaan dadkii ka danbeeyay dilkaasi gudoomiyaha oo hadalkiisa siiwatay ayaa sheegay in sidookale maxkamad la saaridoono dhamaan dadkii ka agdhawaa goobta uu […]

- Advertisement -

Boosaaso(Radio Dalsan):- gudoomiyaha maxkamada ciidamada qalabka sida ee puntland Cabdi fitaax Xaaji Aadan oo ka hadlayay dilka loogeestay xeer’ilaaliyaha maxkamada ee gobolka bari ayaa waxa uu sheegay in ay ka go’antahay in cadaalada horkeenaan dadkii ka danbeeyay dilkaasi

gudoomiyaha oo hadalkiisa siiwatay ayaa sheegay in sidookale maxkamad la saaridoono dhamaan dadkii ka agdhawaa goobta uu dilka ka dhacay kuwaa oo iskugu jiray shacab, askar iyo masuulyiin kale

- Advertisement -

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka

Latest stories