HomeWarar(AKHRISO): 11-kii Musharax ee horey loo laalay natiijada Doorashadooda oo geli doona...

(AKHRISO): 11-kii Musharax ee horey loo laalay natiijada Doorashadooda oo geli doona Doorasho Ku-celis ah.

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Inkastoo ay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xalinta Khilaafaadka Doorashadda Dadban horey u laaleen 11-xubnood oo ku soo baxay Doorashaddii Aqalka Hoose ee Barlamaanka Cusub ayaa waxaa uu haddana go’aan kale ka soo baxay  Madaxda Madasha Wada-tashiga Qaranka (NLF). War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii ay Madashu ku lahaayeen magaalladda Muqdisho ayaa waxay Hoggaamiyayaashaasi isku raaceen in […]

- Advertisement -

Inkastoo ay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xalinta Khilaafaadka Doorashadda Dadban horey u laaleen 11-xubnood oo ku soo baxay Doorashaddii Aqalka Hoose ee Barlamaanka Cusub ayaa waxaa uu haddana go’aan kale ka soo baxay  Madaxda Madasha Wada-tashiga Qaranka (NLF).

War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii ay Madashu ku lahaayeen magaalladda Muqdisho ayaa waxay Hoggaamiyayaashaasi isku raaceen in dib doorasho loogu celiyo 11-kii xubnood ee ay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xalinta Khilaafaadka Doorashadda Dadban horey uga saareen Liiska Xildhibaanadda Aqalka Hoose ee Barlamaanka Cusub.

- Advertisement -

Magacyadda 11-ka xubnood ee dib loogu celiynayo Doorashadooda ayaa kala ah:

  1. C/llaahi Maxamed Aadan,
  2. Axmed Maxamed Abtidoon,
  3. Cabdi Maxamud Maxamed
  4. Sharmaarke Garaad Saleebaan Buraale,
  5. Maxamed C/llaahi Xasan Nuux,
  6. C/casiis Salaax Carmaan.
  7. Shiikh Shaacir Sh. Maxamed,
  8. Saalim Ibrahim Cumar,
  9. Muna Khaliif Sheekh Abu,
  10. Maxamed Saciid C/llaahi,
  11. Nadiifa Aadan Isaaq

©Radio Dalsan

- Advertisement -

 

Latest stories