HomeWararBaarlamaanka Hirshabeele oo Mudo kordhin u sameeyay xiliga uu Madaxweynaha Maamulkaas kusoo...

Baarlamaanka Hirshabeele oo Mudo kordhin u sameeyay xiliga uu Madaxweynaha Maamulkaas kusoo magacaabayo Golahiisa Wasiirada

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Kulan maanta ay yeesheyn baarlamaan-Goboleedka Hirshabeele ayaa waxa ay cod ugu qaadeyn Muda kordhin ay u sameeyeen Madaxweynaha Maamulkaas xiliga uu kusoo magacaabayo Golahiisa Wasiirasada. Kadib codsi kaga yimid Madaxtooyada Hirshabeele ayeey xildhibaanadu cod gacan taag ah ku meel mariyeen mudo kordhin ay u sameeyeen xiliga Madaxweynaha Hirshabele uu kusoo magacaabayo Golaha Wasiirada Maamulkaasi. Halkan […]

- Advertisement -

Kulan maanta ay yeesheyn baarlamaan-Goboleedka Hirshabeele ayaa waxa ay cod ugu qaadeyn Muda kordhin ay u sameeyeen Madaxweynaha Maamulkaas xiliga uu kusoo magacaabayo Golahiisa Wasiirasada.

Kadib codsi kaga yimid Madaxtooyada Hirshabeele ayeey xildhibaanadu cod gacan taag ah ku meel mariyeen mudo kordhin ay u sameeyeen xiliga Madaxweynaha Hirshabele uu kusoo magacaabayo Golaha Wasiirada Maamulkaasi.

- Advertisement -

Halkan ka dhageyso Xildhibaan Axmed Cabdi Faraax :

Latest stories