HomeWararXaalada Magaalada Gaalkacyo oo Caawa dagan kadib Dagal dib maanta dib uga...

Xaalada Magaalada Gaalkacyo oo Caawa dagan kadib Dagal dib maanta dib uga qarxay Magaalaadasi.

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

  Wararka Caawa Redio Dalsan uu ka helayo Magaalada Gaalkacyo ayaa tilmaamaya in xaalada iminka ay tahay mid dagan kadib Dagaal Jimcihii maanta dib uga qarxay Magaaladaasi. Daaalka ayaa saacada kooban ka socday Xaafada Garsoor ee Gaalkacyo kaa oo dhexmaray Ciidamo kala taabacsan Maamulka Gal-Mudug iyo Puntland. 3-ruux ayaa ku geeriyootay shaqaaqadaasi inta la ogyahay […]

- Advertisement -

 

Wararka Caawa Redio Dalsan uu ka helayo Magaalada Gaalkacyo ayaa tilmaamaya in xaalada iminka ay tahay mid dagan kadib Dagaal Jimcihii maanta dib uga qarxay Magaaladaasi.

- Advertisement -

Daaalka ayaa saacada kooban ka socday Xaafada Garsoor ee Gaalkacyo kaa oo dhexmaray Ciidamo kala taabacsan Maamulka Gal-Mudug iyo Puntland.

3-ruux ayaa ku geeriyootay shaqaaqadaasi inta la ogyahay tiro kale oo dhaawacyo ay soo gaareyn ayaa la dhigay cisbitaalka Magaalaadasi.

Labada dhinac ayaa midba midka kale ku eedeyay in uu dagaalka isaga dhankiisa laga soo qaaday.

- Advertisement -

Gudigii labada dhinac ee kal hore la magacaabay ayaa ku howlan daminta xiisadaan dib usoo cusboonaatay.

Iyadoo ay umuuqato in Colaada Gaalkacyo wali aan xal rasmi ah laga gaarin.

Latest stories