HomeWararHaweeney Muslimad ah oo markii ugu horreysay Ra’isul-wasaare ka noqonayso Dalka Romaniya.

Haweeney Muslimad ah oo markii ugu horreysay Ra’isul-wasaare ka noqonayso Dalka Romaniya.

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweynaha dalkaasi, Kalaus Johanis ayaa u magacaabay Sevil Shahaydeh  inay qabato Xilkaasi. Haweeneydaasi oo ka tirsan Muslimiinta tirada yar ee ku nool dalkaasi ayaa la yaabtay magacaabisteeda, maadaama aysan caan ka ahayn dalkaasi. Haweeneydaasi oo 52 jir ah waxay  muddo 6 bilood mar soo noqotay Wasiirka Horumarinta Gobaleedka sannadkii hore, balse waxay haatan tahay Sarkaal […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dalkaasi, Kalaus Johanis ayaa u magacaabay Sevil Shahaydeh  inay qabato Xilkaasi.

Haweeneydaasi oo ka tirsan Muslimiinta tirada yar ee ku nool dalkaasi ayaa la yaabtay magacaabisteeda, maadaama aysan caan ka ahayn dalkaasi.

- Advertisement -

Haweeneydaasi oo 52 jir ah waxay  muddo 6 bilood mar soo noqotay Wasiirka Horumarinta Gobaleedka sannadkii hore, balse waxay haatan tahay Sarkaal ka tirsan Wasaaradaasi.

 ©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories