HomeWarar(Dhgeyso):- Hogamiyaasha Madasha Oo Gudi U'xilsaaray Abaaraha Ka Jira Soomaaliya.

(Dhgeyso):- Hogamiyaasha Madasha Oo Gudi U’xilsaaray Abaaraha Ka Jira Soomaaliya.

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Mudisho(Radio Dalsan):- kulanka ay muqdisho ku yeelanayaan hogaamiyaasha madasha wadatashiga qaran ayaa waxa ay manta kulan kooda kaga dhawaaqeen gudi isku dhaf ah oo qaabilsan abaaraha kajira Soomaaliya waxaana goobta kulanka kahadlay masuulyiin uu kamid yahay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha maamulka Puntland C/Wali Gaas iyo wasiirka War faafinta ee xukuumada Somaaliya Maxamed Cabdi […]

- Advertisement -

Mudisho(Radio Dalsan):- kulanka ay muqdisho ku yeelanayaan hogaamiyaasha madasha wadatashiga qaran ayaa waxa ay manta kulan kooda kaga dhawaaqeen gudi isku dhaf ah oo qaabilsan abaaraha kajira Soomaaliya

waxaana goobta kulanka kahadlay masuulyiin uu kamid yahay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha maamulka Puntland C/Wali Gaas iyo wasiirka War faafinta ee xukuumada Somaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye

- Advertisement -

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codadka Masuulyiintaas

Latest stories