HomeWararDEGDEG: Garoonka Miami International Airport ee Maraykanka oo laga kala cararay, lana...

DEGDEG: Garoonka Miami International Airport ee Maraykanka oo laga kala cararay, lana helay qalab laga shakiyey.

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Dhamaan Rakaabkii ku sugnaa Dbaaqa Koowaad iyo Labaad ee Garoonka Calaamiga ee Diyaaradaha ee ku yaalla magaalladda Miami ee Gobalka Florida ayaa laga wada daad-gureeyey.

Warar kala duwan ayaana ka soo baxayo xaalladda Ammaanka ee Garoonkaas, wuxuuna Afhayeenka Garoonka, Greg Chin sheegay in qalab laga shakiyey laga helay meel ku dhow Bar Kontorool oo ku yaalla Garoonka.

Mid ka mid ah Rakaabka ayaa u sheegay Telefishinka CBS4 inaysan muuqanin in dadka dib loogu oddolaan doono inay gudaha u galaan Garoonkaasi.

Boliska ku takhasusay waxyaabaha qarxa ayaa loogu yeeray gudaha Garoonka, waxayna Boliska xireen dhamaan waddooyinka soo gala Garoonkaasi.

Dhamaan waxaa la xayiray Diyaaradihii ka hinqan lahaa iyo kuwii ku soo degi lahaa Garoonka, waxaana socda baaritano lagu ogaanayo waxyaabaha laga shakisan yahay ee laga helay agagaarka Bar Kontorool oo ku taalla Garoonka.

©Radio Dalsan

 

 

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories