HomeWararDhageyso:Kolonyo ay wateen AMISOM oo hooyo iyo Afar caruur ah ku dilay...

Dhageyso:Kolonyo ay wateen AMISOM oo hooyo iyo Afar caruur ah ku dilay Magaalada Marka.

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Qoyskaan oo ka kobnaa 6-ruux ayaa kolonyo ay wateen ciidanka Amisom waxa ay ku jireen degaanka Ceel waregoow oo hoos yimaada magaalada Marko. Aabaha qoyskaan oo isagu ka bad baaday dhac dadaan ayaa wareysi uu Dalsan siiyay ku sheegay in gadiidka Amisom qarax ay wadada kula kulmeen kadibna ay guri rerkaan  daganayeen ay gudaha usoo […]

- Advertisement -

Qoyskaan oo ka kobnaa 6-ruux ayaa kolonyo ay wateen ciidanka Amisom waxa ay ku jireen degaanka Ceel waregoow oo hoos yimaada magaalada Marko.

Aabaha qoyskaan oo isagu ka bad baaday dhac dadaan ayaa wareysi uu Dalsan siiyay ku sheegay in gadiidka Amisom qarax ay wadada kula kulmeen kadibna ay guri rerkaan  daganayeen ay gudaha usoo galeen halkaana ay ku dul mareen hooyada reerka iyo Afar caruur ah kuwaas oo goobta ku geeriyooday.

- Advertisement -

Halkaan ka dhageyso.

 

 

- Advertisement -

 

Latest stories