HomeWarar(Dhageyso):- Mas'uul ka hor yimid Kursigiisa Xildhibaanimo ee la laalay.

(Dhageyso):- Mas’uul ka hor yimid Kursigiisa Xildhibaanimo ee la laalay.

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Muqdisho(Radio Dalsan):- Xildhibaan C/laahi Maxamed Aadan Shaacir oo kamid ah xildhibaanada cusub ee baarlamanka Soomaaliya ayaa sikulul kaga horyimid go’aan dhawaan ka soo baxay gudiga khilaafaadka doorashada ee ku aadanaa in ay laa-leen 11-kursi oo kamid kurasta xildhibaanada cusub ee dalkan masuul C/laahi Maxamed Aadan Shaacir ayaa sharci daro kutilmaamay qaabka loo-laalay kursigiisa Halkan Hoose Ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Muqdisho(Radio Dalsan):- Xildhibaan C/laahi Maxamed Aadan Shaacir oo kamid ah xildhibaanada cusub ee baarlamanka Soomaaliya ayaa sikulul kaga horyimid go’aan dhawaan ka soo baxay gudiga khilaafaadka doorashada ee ku aadanaa in ay laa-leen 11-kursi oo kamid kurasta xildhibaanada cusub ee dalkan

masuul C/laahi Maxamed Aadan Shaacir ayaa sharci daro kutilmaamay qaabka loo-laalay kursigiisa

- Advertisement -

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka C/laahi Maxamed Aadan

Latest stories