HomeWarar(Dhageyso):- Madaxda SIMHA, SOMA iyo SOWJ Oo Baaq Wadajir Ah Soo Saaray.

(Dhageyso):- Madaxda SIMHA, SOMA iyo SOWJ Oo Baaq Wadajir Ah Soo Saaray.

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Muqdisho(Radio Dalsan):-  Guddoomiyayaasha Hay’addaha Warbaahinadda Madaxa-bannaan ee SIMHA, SOMA iyo SOWJ waxay maanta si wadajir ah Shir Jaraa’id ugu qabteen magaalladda Muqdisho, waxayna cabasho kaga muujiyeen Tallaabooyinka ay Wasaaradaha Warfaafinta iyo Amniga Gudaha uga meermeerayaam inay Suxufiyiinta u fudueeyaan Kaararka Aqoonsiga Doorashadda, si ay u soo tebiyaan Doorashadda Guddoonka Barlamaanka iyo tan Madaxweynaha ee la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Muqdisho(Radio Dalsan):-  Guddoomiyayaasha Hay’addaha Warbaahinadda Madaxa-bannaan ee SIMHA, SOMA iyo SOWJ waxay maanta si wadajir ah Shir Jaraa’id ugu qabteen magaalladda Muqdisho, waxayna cabasho kaga muujiyeen Tallaabooyinka ay Wasaaradaha Warfaafinta iyo Amniga Gudaha uga meermeerayaam inay Suxufiyiinta u fudueeyaan Kaararka Aqoonsiga Doorashadda, si ay u soo tebiyaan Doorashadda Guddoonka Barlamaanka iyo tan Madaxweynaha ee la filayo inay dhawaan ka dhacaan magaalladda Muqdisho.

Guddoomiyaha Hay’adda Warbaahinadda Madaxa-bannaan ee SIMHA, ahna Agaasimaha Guud ee Radio Dalsan. Xasan Cali Geesey ayaa sheegay in Hab-dhaqanka Labadaasi Wasaaradood ahayn Nidaam la fahmi karo, wuxuuna ugu baaqay in la wada hadlo, lana wadaago Talooyinka sida loo bixin karo Kaararka.

- Advertisement -

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka Masuulyiinta

Latest stories