HomeWararAskarta Yuhuuda oo toogtay Wiil Falastiin oo ka mid ah Dhallinyaro dhagxaan...

Askarta Yuhuuda oo toogtay Wiil Falastiin oo ka mid ah Dhallinyaro dhagxaan ku tuuraysay Askartaasi.

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka ee Maamulka Falastiin ayaa lagu sheegay inay Toogashadaasi saakayto ka dhacday Tuulladda Beyt Riima ee Waqooyiga magaalladda Ramala ee Daanta Galbeed ee dhulalka la-haysto ee Falastiin. Marxuumka la dilay oo la oran jirey Axmed Xaseem Rimaawi ayaa la sheegay in Wadnaha laga toogtay, xilli uu iska horimaad dhex marayey […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka ee Maamulka Falastiin ayaa lagu sheegay inay Toogashadaasi saakayto ka dhacday Tuulladda Beyt Riima ee Waqooyiga magaalladda Ramala ee Daanta Galbeed ee dhulalka la-haysto ee Falastiin.

Marxuumka la dilay oo la oran jirey Axmed Xaseem Rimaawi ayaa la sheegay in Wadnaha laga toogtay, xilli uu iska horimaad dhex marayey Ciiddanka Yuhuudda iyo Dhallinyaro Falastiiniyiin.

- Advertisement -

Marxumka la dilay Aabahiis ayaa la sheegay in labo bilood ka hor laga soo daayey Xabsiga, kadib, markii uu muddo 14-sanno ku xirnaaa Xabsiyadda Yuhuudda.

Dhinaca kale, Ugu yaraan 231 Falastiiniyiin ayaa lagu dilay iska horimaadyo ka dhacay gudaha Israel, dhulka la-haysto ee Daanta Galbeed iyo Marinka Qasa tan iyo bishii October sannadkii 2015-kii.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts