HomeWarar(Dhageyso):- Madaxweynaha Galmudug Iyo Kuxugeynkiisa Oo Lagu Eedeeyay In Ay Musuq-maasuqeen Gar-Gaar...

(Dhageyso):- Madaxweynaha Galmudug Iyo Kuxugeynkiisa Oo Lagu Eedeeyay In Ay Musuq-maasuqeen Gar-Gaar Loogu Talagalay Dadka Ay Saameesay Abaarta.

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Muqdisho(Radio Dalsan):- Xildhibaano ka tirsan maamulka Galmudug oo warbaahinta lahadlayay ayaa siwadajir ah u’jeediyay dhaliilo kala duwan oo ay sheegeyn in ay ku kaceen masuulyiinta uGu sareesa maamulka Galmudug gaar’ahaan Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed iyo kuxugeynkiisa Maxamed Xaashi Carabey. Xildhibaanada qaar ayaa sheegay in Masuulyiintaas ay musuq-maasuqeen gar-gaar loogu talagalay dadga ay abaarta saameesay ee ku […]

- Advertisement -

Muqdisho(Radio Dalsan):- Xildhibaano ka tirsan maamulka Galmudug oo warbaahinta lahadlayay ayaa siwadajir ah u’jeediyay dhaliilo kala duwan oo ay sheegeyn in ay ku kaceen masuulyiinta uGu sareesa maamulka Galmudug gaar’ahaan Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed iyo kuxugeynkiisa Maxamed Xaashi Carabey.

Xildhibaanada qaar ayaa sheegay in Masuulyiintaas ay musuq-maasuqeen gar-gaar loogu talagalay dadga ay abaarta saameesay ee ku dhaqan gobolada Mudug iyo Galgaduud

- Advertisement -

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka Xildhibanada Galmdug

Latest stories