HomeWararDhageyso:In kabadan 50-ruux oo shuban ugu geeriyooday sh/dhexe.

Dhageyso:In kabadan 50-ruux oo shuban ugu geeriyooday sh/dhexe.

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

In ka badan 50-ruux ayaa cudurka shubanka ugu geeriyootay degaano hoos yimaada magaalada Jowhar oo ay ka mid tahay degmada Mahaday iyo Balcad. Xildhibaan cali cismaan Ibraahim oo kamid ah Barlamaana Hirshabelle ayaa sheegay in ay cirka isku sii sharerayaan  dadka weli la’ildaran cudurka kuwaas oo yaala xarumaha cafimaadka gobolka waxana uu tilmaamay in ay […]

- Advertisement -

In ka badan 50-ruux ayaa cudurka shubanka ugu geeriyootay degaano hoos yimaada magaalada Jowhar oo ay ka mid tahay degmada Mahaday iyo Balcad.

Xildhibaan cali cismaan Ibraahim oo kamid ah Barlamaana Hirshabelle ayaa sheegay in ay cirka isku sii sharerayaan  dadka weli la’ildaran cudurka kuwaas oo yaala xarumaha cafimaadka gobolka waxana uu tilmaamay in ay u baahan yihiin kaalmo cafimaad oo deg deg ah.

- Advertisement -

Halkaan ka dhageyso.

Latest stories