HomeWararGuddiga Federalka Doorashadda Dadban oo laalay doorashadii uu ku soo baxay Wasiir...

Guddiga Federalka Doorashadda Dadban oo laalay doorashadii uu ku soo baxay Wasiir Nuux.

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Guddiga Federalka Doorashadda Dadban waxay maanta soo saareen War-saxaafadeed ay kaga hadleen  Doorashadii shalay ka dhacday Jowhar ee la sheegay inuu ku soo baxay Wasiirka Dhallinyarada iyo Sport-ga ee XFS, Maxamed C/llaahi Nuux oo horey looga mamnuucay inuu dib u tartamo.

War-saxaafadeedk waxaa lagu muujiyey  in Guddiga oo tixraacaya warqaddii ay bishan December 7-dii 7-dii ee go’aanka looga gaaray Kursiga Beesha Jiidle.

War-saxaafadeedka ayaa tilmaamay inaysan Guddiga Dawlad-goboleedka Doorashooyinka Dadban ee Hirshabeelle sharciyad u laheyn in uu doorasho u qabto Musharax laga reebay tartanka.

Guddiga waxa uu mar labaad ku celiyay in dhammaan Musharaxiintii horey looga reebay tartanka aysan sinnaba uga qeybqaadan Karin hannaanka doorashooyinka dadban ee sanadkan 2016-ka, isagoo guddigu sheegay in uusan aqoonsan doonin natiijada kuraasta hannaanka lagu doortay aysan waafaqsanayn xeerka doorashooyinka.

Dhinaca kale, Guddiga Federalka Doorashadda Dadban waxay ugu baaqeen Wabarka Beesha Jiidle inuu soo xulo Ergo Doorasho cusub, maadaama uu isagu mas’uul ka yahay Kursiga Beesha jiidle ku leedahay Aqalka Hoose ee Barlamaanka soo socda.

Halkan ka akhriso War-saxaafadeedka Guddiga Federalka Doorashadda Dadban ku laaleendoorashadii uu ku soo baxay Wasiir Nuux:

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories