HomeWarar(Dhageyso):-Caqabad Ka Taagan Dowrashada Xubnaha Aqalka Sare Ee Ka'Imanaya Deegaanada Soomaaliland.

(Dhageyso):-Caqabad Ka Taagan Dowrashada Xubnaha Aqalka Sare Ee Ka’Imanaya Deegaanada Soomaaliland.

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Muqdisho(Radio Dalsan):- Boqor Maxamed Jaamac oo ah afhayeenka Salaadiinta Ka Soojeeda deegaanada maamulka Soomaaliland oo lahadlayay Radio Dalsan ayaa waxa uu sheegay in ay caqab ka taagantahay doorashada xubnaha aqalka Sare ee beelaha Dir-wuqooyi taa uu sheegay in ay faragalin kuhayaan xubno ka tirsan dowlada Soaomaaliya Afhayeenka ayaa sheegay in la doonayo in xubno aan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Muqdisho(Radio Dalsan):- Boqor Maxamed Jaamac oo ah afhayeenka Salaadiinta Ka Soojeeda deegaanada maamulka Soomaaliland oo lahadlayay Radio Dalsan ayaa waxa uu sheegay in ay caqab ka taagantahay doorashada xubnaha aqalka Sare ee beelaha Dir-wuqooyi taa uu sheegay in ay faragalin kuhayaan xubno ka tirsan dowlada Soaomaaliya

Afhayeenka ayaa sheegay in la doonayo in xubno aan ka soo jeedin gobolada qaar ee sixoog ah ku boobaan kurasta qaar ee xubnaha qalka sare ee ka imaanya maamulka Soomaaliland

- Advertisement -

ugu danbeen Boqor maxamed Jaamac ayaa ka hadlay warqad ay ugudbiyeen madax ka tirsan dowlada Soomaaliya iyo beesha caalamka oo ku aadaneed in doorashada xuabnaha kalduwan ay ku dhacdo xarunta Xale ee magalada Muqdisho

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Boqor Maxamed Jaamac

©Radio Dalsan

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts