HomeWararMusharaxiin isticmaalay Jeegag Bangi oo la Been abuuray oo lagu arkay Jowhar...

Musharaxiin isticmaalay Jeegag Bangi oo la Been abuuray oo lagu arkay Jowhar iyo Cadaado.

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Ilo-wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa Radio Dalsan u xaqiijiyey inay Musharixiinta u tartamaysay Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose ee Barlamaanka adeegsadeen Jeegag Lacageedyo Been Abuur ah oo aan ka diiwaan gashnayn Bangiyada iyo Xawaaladaha ka hawl-gala Somalia.

Musharixiin ayaa la sheegay inay Ergooyinkii soo doortay siiyeen Jeegag Lacageed oo aan sax ahayn, iyadoo Labadii isbuuc ee la soo dhaafay la arkayey Ergooyin wata Jeegagaasi oo isku ciriirinaya Bangiyadda Premier Bank, Salaama Bank iyo  Dahabshiil Bank.

Ergooyinka ayaa ka cabanayey Jeegaga been Abuurka ee lagu soo khiyaanay iyo Lacag-xisaabeedyadda (Account)-yadda ay ka dhamaadeen Lacagaha Musharixiinta horey ugu jiray.

Jeegagaasi ayaa la soo qoray xilli ay waqti kooban ka harsanaayeen si ay Ergooyinka u codeeyaan Musharixiinta  la dooranayey.

Weriyayaal ka tirsan Radio Dalsan ayaa arkay qaar ka mid ah  Ergooyinka oo Jeegagaasi Been Abuurka ah la soo galay Xarumaha Bangiyadda ku yaalla magaalladda Muqdisho.

Si kastaba ha ahaatee, Ergooyin badan oo ku haminayey inay Kumanaan Dollar ku heleen U-codeynta Musharixiinta ay isku haybta yihiin ayaa haatan la yurura Jeegag-lacageed macmal ah (Fake cheques).

©Radio Dalsan

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories