HomeWararRa’isul-wasaaraha oo ku amray Ciiddanka NISA inay faraha kala baxaan Hawlaha Doorashadda.

Ra’isul-wasaaraha oo ku amray Ciiddanka NISA inay faraha kala baxaan Hawlaha Doorashadda.

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Ra’isul-wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa lagu faray Ciiddanka Hasy’adda NISA inay faraha kala baxaan Doorashadda Dadban ee haatan ka socota Maamul-gobaleedyadda dalka. Qoraalka oo loo kala diray Guddiga Doorashadda Dadban, Laamaha Ammaanka iyo Beesha Caalamka ayaa lagu wargeliyey Ciiddanka Hay’adda NISA inay faraha kala baxaan Hawlaha Doorashadda. Amarka ka […]

- Advertisement -

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Ra’isul-wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa lagu faray Ciiddanka Hasy’adda NISA inay faraha kala baxaan Doorashadda Dadban ee haatan ka socota Maamul-gobaleedyadda dalka.

Qoraalka oo loo kala diray Guddiga Doorashadda Dadban, Laamaha Ammaanka iyo Beesha Caalamka ayaa lagu wargeliyey Ciiddanka Hay’adda NISA inay faraha kala baxaan Hawlaha Doorashadda.

- Advertisement -

Amarka ka soo baxay Xafiiska Ra’isul-wasaaraha waxa uu NISA ku eedeeyey xarigga Oday-dhaqameed ka soo jeeda Goballadda Wazqooyi, kana tirsan Odayaasha 135-ka ee horey u soo xulay xubnaha Dowladda Federalka.

Halkan ka akhriso Qoraalka Ra’isul-wasaaraha Xukuumadda Federalka:-

wareegto-rw

- Advertisement -

 

Latest stories