HomeWararSomali Maraykan lagu qabtay Aqoonsiyo iyo Kaararka Lacagta ee la been abuuray...

Somali Maraykan lagu qabtay Aqoonsiyo iyo Kaararka Lacagta ee la been abuuray oo la xukumay.

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Maxkamadda magaalladda Columbus ee Gobalka Ohio ee dalka Maraykanka waxaa shalay la soo taagay 2 nin oo asalkoodu Somali yahay, kuwaasi oo la xiray muddo haatan laga joogo ku-dhawaad hal sanno.

Eedeysanayaasha la soo maxkamadeeyey ayaa lagu kala magacaabaa Jibriil C/salaam oo 24 jir ah oo deggan Seattle  iyo Zakariya Cumar Warsame oo 26-jir ah.

Eedeysanaha Koowaad waxaa lagu helay  inuu Kaararka la been abuuray kula bixi jirey Lacagaha yaalla Bangiyadda Automikada ah ee  loo adeegsado Kaararka.

Jibriil C/salaam waxaa lagu xukumay xabsi 9 bilood ah.

Eedeysanaha kale ee Zakariya Omar Warsame oo deggan magaalladda Columbus waxaa isaga lagu xukamay xabsi kooban oo 60-maalmood ah.

Raggan la xukumay waxay qeyb ka ahaayeen 5 nin oo Somali ah, kuwaasi oo lagu soo oogay dhowr dembi, waxaana bishii November ee sannadkii hore lagu qabtay  Bar ay Taraafikada gaadiidka ku joojiyaan oo ku taalla Ohip Trunpike.

Gaarigii ay la socdeen waxaa laga dhex helay Laptop, Kararka Lacagaha lagula baxo iyo Lacag caddaan ah.

visa-cards

©Radio Dalsan

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories