HomeWararDhageyso:Doorashooyinka K/galbeed oo gaba gabo maraya.

Dhageyso:Doorashooyinka K/galbeed oo gaba gabo maraya.

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Meelo badan oo kamida Somalia hada waxaa ka soconaayo doorashooyinka aqalka hoose kuwaas oo ay ku tartamayaan shaqsiyaad kala duwan oo doonaya in ay kamid noqdaan Barlamaanka Cusub. Sayid Cali Ibraahim Xasan oo ka tirsan Gudiga Doorashooyinka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay iney ku faraxsan yihiin in hawshu ay si habsami leh u socoto isla […]

- Advertisement -

Meelo badan oo kamida Somalia hada waxaa ka soconaayo doorashooyinka aqalka hoose kuwaas oo ay ku tartamayaan shaqsiyaad kala duwan oo doonaya in ay kamid noqdaan Barlamaanka Cusub.

Sayid Cali Ibraahim Xasan oo ka tirsan Gudiga Doorashooyinka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay iney ku faraxsan yihiin in hawshu ay si habsami leh u socoto isla markaane ay soo saareen Xildhibaanadii ugu badnaa oo gaaraya 49 Xildhibaan.

- Advertisement -

Waxa uu shegay in hada ay u harsan tahay Doorashada 20 Xildhibaan,wuxuuna shaaca ka qaaday in Maalinta Talaadada ah ee soo socota ay gabi ahaanba soo gabagabayn doonaan.

Halkaan ka dhageyso

Latest stories