HomeWarar(Dhegeyso):- Odayaasha Hirshebelle Oo Tartanka Ka Reebay Wasiirka Dhallinyarada.

(Dhegeyso):- Odayaasha Hirshebelle Oo Tartanka Ka Reebay Wasiirka Dhallinyarada.

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Jowhar(Radio Dalsan):- kulan aya maanta ku yeesheen magalada Jowhar ee xarrunta gobolka Shabeelada dhaxe odayaasha dhaqanka ee maamulka Hirshabelle ayaa waxa ay ku shaaciyeen in ay gabi ahaanba tar-tanka xildhibanimo ay ka reebeen wasiirka dhalinyarada ee xukumada Soomaliya Maxamed xasan Nuux ugu horeen kulan-ka ayaa waxaa kahadlay Ugaaska beesha Jiidle oo ah beesha kursigeeda muranka […]

- Advertisement -

Jowhar(Radio Dalsan):- kulan aya maanta ku yeesheen magalada Jowhar ee xarrunta gobolka Shabeelada dhaxe odayaasha dhaqanka ee maamulka Hirshabelle ayaa waxa ay ku shaaciyeen in ay gabi ahaanba tar-tanka xildhibanimo ay ka reebeen wasiirka dhalinyarada ee xukumada Soomaliya Maxamed xasan Nuux

ugu horeen kulan-ka ayaa waxaa kahadlay Ugaaska beesha Jiidle oo ah beesha kursigeeda muranka uu ka dhashay wuxuuna faa-faahiyay qaabka uu u’bilaabmay muranka ka dhashay tar-tankii u’dhaxeeyay wasiir Nuux iyo Axmed Sheekh Nuur Foodcade wuxuuna eeda dusha ka saaray wasiirka

- Advertisement -

dhanka kale kulanka waxaa kahadlay

Latest stories