HomeWararMadaxweynaha “Guulo badan ayaa laga gaaray mashruuca dalkaaga dhiso”

Madaxweynaha “Guulo badan ayaa laga gaaray mashruuca dalkaaga dhiso”

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud waxa uu xarigga ka jiray Wadada Shaqaalaha ee magaalada Muqdisho oo dib u dhis lagu sameeyey muda ka badan 26 sanno ka dib. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Yusuf Xuseen Jimaale ayaa sheegay in dib u dhiskaan lagu sameeyey wadada Shaqaalaha ay ka qeyb ka […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud waxa uu xarigga ka jiray Wadada Shaqaalaha ee magaalada Muqdisho oo dib u dhis lagu sameeyey muda ka badan 26 sanno ka dib.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Yusuf Xuseen Jimaale ayaa sheegay in dib u dhiskaan lagu sameeyey wadada Shaqaalaha ay ka qeyb ka tahay baaqii Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh oo ahaa dalkaaga dhiso.

- Advertisement -

“Guul badan ayuu gaaray mashruuca dalkaaga dhiso , waddooyin badan iyo dhsmayaal xarumo dowladdaha hoose ah ayaa dib loogu dhisay . Wadada Shaqaalaha ee aan maanta fureyno waxaa lagu dhisay canshuurta laga qaaday shacabka. Dhammaan dhismooyinka socda ee waddooyinka waxay qeyb ka yihiin kaabayaasha dhaqaaalaha dalka.

Madaxweynaha ayaa baaq u diray maamullada ka jira gobollada dalka “Dadka Soomaaaliyeed ee ku nool gobollada dalka waa in ay billaabaan mashruucaan oo kale ee lagu dhisayo waddooyin dalka si , dhaqaalaha dalku u sii xoogeysto”

Ugu dameyntii, Madaxweynaha ayaa ku boggaadiyey umadda Soomaaliyeed sida ay diyaar ugu yihiin ka qeyb qaadashada qorashayaasha dowladda ay dib ugu dhiseeyso dalka, iyada oo la isku tashanayo si looga maarmo kaalmo shisheeeye.

- Advertisement -

IB0A9800
IB0A9845
IB0A9857
IB0A9891

Latest stories