HomeWararMidowga Afrika oo codsaday Kumanaan Askari oo dheeraad oo ka qeyb gala...

Midowga Afrika oo codsaday Kumanaan Askari oo dheeraad oo ka qeyb gala Dagaalka ay kula jiraan Alshabaab.

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Idaacadda FANA ee ku hadasha  Codka Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay inay Ergadda Midowga Afrika u joogta Somalia codsadeen 4,000 oo Askari oo lagu xoojiyo Ciiddanka AMISOM oo tiradooda guud dhan tahay 26,000 oo Askari.

Idaacadda FANA oo Xarunteeda Dhexe ku taallo magaalladda Addis Abeba, waxay kaloo sheegtay in Dowladaha ciiddamadda ka joogaan Somalia laga codsaday inay soo diraan 4,000 oo Askari muddada lixda bilood ee soo socota.

- Advertisement -

Ciiddanka dheeraadka ayaa la sheegay in lagu xoojinayo Dagaalka ay Askarta AMISOM kula jiraan Xarakadda Alshabaab iyo inay xoojiyaan Ammaanka xilliga ay Doorashooyinka ka dhacayaan Somalia.

Ciiddanka AMISOM oo ka kala socda dalalka Jabuuti, Kenya, Uganda, Burundi iyo Ethiopia ayaa u muuqda kuwo culays kala kulmay Hawlgalka ay Dagaalamayaasha Alshabaab kula jireen tan iyo sannadkii 2007-dii.

Xigasho: DPA

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

Latest stories