HomeWararDonald Trump: “Waxaan noqonayaa Madaxweynaha dhamaan dadka Maraykanka”.

Donald Trump: “Waxaan noqonayaa Madaxweynaha dhamaan dadka Maraykanka”.

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Donald Trump oo ahaa Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga ayaa ku guuleystay inuu noqdo Madaxweynaha cusub ee dalka Maraykanka, inkastoo guushiisa noqotay arrin Filan-waa’ noqotay. Trump oo ah Ganacsade milyooneer ah waxa u rumowday Hankiisa ku aadanaa inuu ku guuleysto Xilkaasi . Markii lagu dhawaaqay Natiijadda Doorashadda ayuu Donald Trump waxa uu la hadlay Taageerayaashiisa, oo uu […]

- Advertisement -

Donald Trump oo ahaa Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga ayaa ku guuleystay inuu noqdo Madaxweynaha cusub ee dalka Maraykanka, inkastoo guushiisa noqotay arrin Filan-waa’ noqotay.

Trump oo ah Ganacsade milyooneer ah waxa u rumowday Hankiisa ku aadanaa inuu ku guuleysto Xilkaasi .

- Advertisement -

Markii lagu dhawaaqay Natiijadda Doorashadda ayuu Donald Trump waxa uu la hadlay Taageerayaashiisa, oo uu u sheegay inuu ku faraxsan yahay guushaasi.

“Waxaan ahaan doonaa Madaxweynaha dhamaan Dadka Maraykanka” ayuu yiri Madaxweynaha cusub ee Maraykanka.

Wuxuuna intaasi ku daray inay soo wacday Hillary Clinton, uguna hambalyeysay guushiisa iyo inuu isagana u hambalyeeyey iyada iyo Qoyskeeda.

- Advertisement -

Waxa uu Hillary Clinton ku tilmaamay qof si weyn ugu adeegta Dadka Maraykanka.

“Waan inaan si wadajir ah u helnaa…waa waqtigii aan si wadajir isugu imaan lahayn sidii hal dhamaan Dimuqraadiga iyo Jamhuuriga. Waxaan noqon doonaa Madaxweynaha dhamaan Dadka Maraykanka, tani waa ii muhiim” ayuu yiri Donald Trump.

Waxa kale oo uu u mahad celiyey Qoyskiisa iyo Taageerayaashiisa.

Guusha Donald Trump ee uu ku guuleystay inuu noqdo Madaxweynaha cusub ee Maraykanka ayaa waxay ku soo beegantay iyadoo Xisbiga Jambuuriga gacanta ku haya aqlabiyad ballaaran ku leeyihiin Senedka iyo Aqalka Wakiiladda  “The Senate and the House of Representatives”.

madaxweynaha-cusub-ee-maraykanka

donald-trump

©Radio Dalsan

 

Latest stories