HomeWararDonald Trump oo sababo dhinaca Ammaanka looga kaxeeyey Isku-soo-bax  lagu taageerayey.

Donald Trump oo sababo dhinaca Ammaanka looga kaxeeyey Isku-soo-bax  lagu taageerayey.

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Ciiddanka Ilaaladda ayaa la sheegay inay Donald Trump uga kaxeeyeen Hadal uu ka soo jeedin lahaa Dibadbax xalay ka dhacay magaalladda Reno ee Gobalka Nevada ee dalkaasi.

Labo ka mid ah Ilaalada Trump ayaa la arkayey iyagoo garbaha ka galay, kana kaxeeyeyey goobta,. Waxaana la sheegay inay jirtay cabsi dhinaca Ammaanka.

Saraakiisha Boliska waxay Nin Caddaan ah ku xireen, kana kaxeeyeen halka uu Dibadbaxu ka dhacayey.

Weriye ka tirsan Telefishinka CNN ayaa sheegay inuusan arkin nin watay hub oo ku sugnaa Dibadbaxaasi.

Donald Trump ayaa u mahad celiyey Ciiddanka Sirdoonka iyo kuwa Xoojinta Sharciga sida ay uga hor tageen Khatartaasi.

Dhinaca kale, Musharax Hillary Clinton ayaa iyadana xalay ka hadashay Gobalka Philadelvia, waxayna sheegtay  inuu Codadka Taageerayaasheeda noqonayo mid wanaagsan oo xoojinaya Maraykanka.

Republican presidential nominee Donald Trump is hustled off the stage by security agents following a perceived threat in the crowd at a campaign rally in Reno, Nevada, U.S. November 5, 2016. Trump returned to the stage a few minutes later to continue his rally speech. REUTERS/Carlo Allegri
i
Republican presidential nominee Donald Trump attends a campaign rally in at the Florida State Fairgrounds in Tampa, Florida, U.S. November 5, 2016. REUTERS/Carlo Allegri
i

U.S. Democratic presidential nominee Hillary Clinton reacts on stage with singer Katy Perry during a campaign concert and rally in Philadelphia, Pennsylvania, U.S., November 5, 2016. REUTERS/Lucas Jackson

 ©Radio Dalsan

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories