HomeWararAkhriso: Magacyadda xubnaha Puntland uga mid noqonayo Aqalka Hoose

Akhriso: Magacyadda xubnaha Puntland uga mid noqonayo Aqalka Hoose

Date:

Related stories

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Caasimadda Maamulka Puntland ee Garowe, waxaa maanta lagu doortay qaar ka mid ah xubnaha Puntland uga mid noqon doona Aqalka Hoose ee Barlamaanka Cusub ee Somalia. Doorashadaasi oo lagu dooran doono 12 Xildhibaan ayaa waxaa maanta la doortay 6 Xildhibaan, kuwaasi oo kala ah:- Cali Yuusuf Cali Xoosh (Cali Gaab) Cilmi Cumar Cilmi Maxamed Xayir […]

- Advertisement -

Caasimadda Maamulka Puntland ee Garowe, waxaa maanta lagu doortay qaar ka mid ah xubnaha Puntland uga mid noqon doona Aqalka Hoose ee Barlamaanka Cusub ee Somalia.

Doorashadaasi oo lagu dooran doono 12 Xildhibaan ayaa waxaa maanta la doortay 6 Xildhibaan, kuwaasi oo kala ah:-

- Advertisement -
  1. Cali Yuusuf Cali Xoosh (Cali Gaab)
  2. Cilmi Cumar Cilmi
  3. Maxamed Xayir Ibraahim
  4. Muuse Axmed Ismaaciil
  5. Axmed Ismaaciil Maxamuud
  6. Cumar Ismaaciil Waaberi.

Dhinaca kale, Wejiga Labaad ee Doorashadda ayaa la filayaa in la soo doorrto maalmaha soo socda.

garowe4 garowe1 garowe-3

©Radio Dalsan

Latest stories