HomeWararTobaneeyo qof oo ku geeriyootay Roobab daadad watay oo ka da’ay dalka...

Tobaneeyo qof oo ku geeriyootay Roobab daadad watay oo ka da’ay dalka Masar.

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka ee dalkaasi ayaa lagu sheegay in ugu yaraan 6 qif geeriyootay, 24 kalena dhaawacmeen, kadib, markii uu daad xooggan la tegay Labo Bas iyo labo Gaari oo marayey Jidka Wey nee Bariga dalkaasi oo 500 KM dhanka Koonfurta kaga toosan caasimadda dalkaasi ee Qaahira.

Wasaaradda waxay kaloo sheegtay inay ugu yaraan 7 qof ku geeriyootay, 23 kalena ku dhaawaacmeen Degmadda Raas Qariib ee Bariga Gobalka Badda Cas.

Qoraalka waxaa kaloo lagu sheegay inay 2 kale ku geeriyooday, kadib, markii ay Biriq ku habsatay Degmadda Fayeed ee W/bari Gobalka Islaaciiliyah.

Roobab Mahiigaan oo dabaylo watay ayaa waxay Habeenkii Khamiista ka da’een dalkapMasar, waxaana la xiray 4 Deked oo ku taalla Goballadda Suweys iyo Port Saciid.

daad-masar

©Radio Dalsan

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories