HomeWararMas’uuliyiin hor leh oo ku soo biirtay Musharixiinta xubnaha HirShabelle ee Aqalka...

Mas’uuliyiin hor leh oo ku soo biirtay Musharixiinta xubnaha HirShabelle ee Aqalka Sare.

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Qabanqaabadda Doorashadda xubnaha Maamulka HirShabelle ayaa waxay weli ka socotaa Caasimadda Maamulkaasi ee Jowhar, iyadoo la filayo inay Toddobaadka soo socdo la doorto 8-da Xubnood ee Maamulka HirShabelle ku yeelanayo Aqalka Sare ee Barlamaanka soo socda. Musharixiin miisaan ku dhex leh Siyaasadda Somalia ayaana ka mid ah Xubnaha ku loolami doona Kuraasta HirShabelle ee uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qabanqaabadda Doorashadda xubnaha Maamulka HirShabelle ayaa waxay weli ka socotaa Caasimadda Maamulkaasi ee Jowhar, iyadoo la filayo inay Toddobaadka soo socdo la doorto 8-da Xubnood ee Maamulka HirShabelle ku yeelanayo Aqalka Sare ee Barlamaanka soo socda.

Musharixiin miisaan ku dhex leh Siyaasadda Somalia ayaana ka mid ah Xubnaha ku loolami doona Kuraasta HirShabelle ee uu ku leeyahay Aqalka Sare ee Barlamaanka.

- Advertisement -

Ra’isul-wasaarihii hore ee Dowladdii KMG, Prof. Cali Maxamed Geeddi, Xildhibaan hore Xaaji Muuse Suudi Yalaxow, Ganacsade Bashiir Raage Shiiraar iyo Diplomaasi xil ka soo qabtay Safaaradda Somalia ee Nairobi oo aanan magaciisa weli naloo xaqiijinin ayaa la sheegay inay ka mid yihiin xubnaha rajada wanaagsan ka qaba inay ku soo baxaan Doorashadaasi.

Madaxweynihii hore ee Somalia, Cali Mahdi Maxamed oo horey loo shaaciyey inuu ka mid yahay Musharixiinta u taagan Xubnaha Hirshabeele ee Aqalka Sare ee Barlamaanka soo socda ayaa haatan la sheegay inuu la laabtay Musharaxnimadiisa.

Dhinaca kale, Madaxweynaha Maamulka HirShabelle, Cali C/llaahi Cosoble ayaa dadaal ugu jira sidii  ay Doorashadaasi ugu dhici lahayd Xaq iyo Hufnaan, iyadoo ay Haweenka saami ku leeyihiin Koontada Xubnaha HirShabelle uga mid noqon doono Aqalka Sare.
al-xcaaji-muuse-suudi prof-geeddi

- Advertisement -

bashiir-raage-shiiraar

©Radio Dalsan  

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts