HomeWararKooxda Daacish oo dad rayid ah ku dilay dalka Afganistan.

Kooxda Daacish oo dad rayid ah ku dilay dalka Afganistan.

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Maleeshiyadda Daacish ayaa la sheegay inay ugu yaraan 30 qof oo rayid ah ku dileen Degmadda Firooz Kooh ee Gobalka Gohor  ee dalkaasi. Afhayeenka  Maamulka Gobalka Gohor, C/xayi Khatiibi ayaa sheegay inay Maleeshiyadda qafaasheen dadkaasi, iyagoo ka caraysan Hawlgal ay Ciiddanka shalay ku dileen  Hoggaamiye ka tirsan Kooxda Daacish. Waxa uu u sheegay Wakaalladda Wararka […]

- Advertisement -

Maleeshiyadda Daacish ayaa la sheegay inay ugu yaraan 30 qof oo rayid ah ku dileen Degmadda Firooz Kooh ee Gobalka Gohor  ee dalkaasi.

Afhayeenka  Maamulka Gobalka Gohor, C/xayi Khatiibi ayaa sheegay inay Maleeshiyadda qafaasheen dadkaasi, iyagoo ka caraysan Hawlgal ay Ciiddanka shalay ku dileen  Hoggaamiye ka tirsan Kooxda Daacish.

- Advertisement -

Waxa uu u sheegay Wakaalladda Wararka AP inay afduubka iyo dilkaasi geysteen Koox sannadkii hore ka go’day Ururka Daalibaan, kuna biiray Kooxda Daacish.

Shalay ayey ahayd, markii ay Daacish sheegteen weerar ka dhacay dalka Pakistan, laguna dilay in ka badan 60 Askari oo ku sugnaa Xero lagu tababaro Boliska dalkaasi.

afganistan22

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories