HomeWararIsbahaysiga Maraykanka oo lagu eedeeyey inay boqolaal rayid ah ku dileen dalka...

Isbahaysiga Maraykanka oo lagu eedeeyey inay boqolaal rayid ah ku dileen dalka Syria.

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Hay’adda u dooda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa sheegtay in ka badan 300 qof oo rayid ah lagu dilay Duqeymo ka dhacay Syria tan iyo sannadkii 2014-kii. Hay’addu waxay ku baaqday in baaritaano Caalami ah lagu sameeyo dhimashadda boqolaalka qof ee rayidka ah iyo inay Dowladda Maraykanka jawaab cad ka bixiyaan Tacadigaasi. Waaxda Difaaca […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’adda u dooda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa sheegtay in ka badan 300 qof oo rayid ah lagu dilay Duqeymo ka dhacay Syria tan iyo sannadkii 2014-kii.

Hay’addu waxay ku baaqday in baaritaano Caalami ah lagu sameeyo dhimashadda boqolaalka qof ee rayidka ah iyo inay Dowladda Maraykanka jawaab cad ka bixiyaan Tacadigaasi.

- Advertisement -

Waaxda Difaaca Maraykanka kama jawaabin Warbixinta Amnesty International ku sheegtay inay Isbahaysiga Maraykanka duqyen ku dileen boqolaal qof oo rayid ah.

Dhinaca kale, Bishii July ee sannadkan, Diyaaradaha Dagaalka Maraykanka ayaa la sheegay inay ugu yaraan 70 qof oo badankooda haween iyo carruur ahaa ku dileen Degmadda Manjab ee Waqooyiga dalka Syria.

Bishi ila soo dhaafay, Maraykanka waxay duqeeyeen Saldhig Milliteri oo ku yaalla dalka Syria, waxayna ku dileen in ka badan 80-Askari.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts