HomeWararRa'isul-wasaare Cumar oo si fudud ugu guuleystay Kursigii Koowaad ee xubnaha Puntland...

Ra’isul-wasaare Cumar oo si fudud ugu guuleystay Kursigii Koowaad ee xubnaha Puntland ee Aqalka Sare.

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Ra’isul-wasaaraha Xukuumadd Federalka, Cumar C/rashiid ayaa xaqiiqsaday Guushiisa Koowaad ee Ololihiisa Mushraxnimadd ee Doorashadda soo socota. Musharax Cumar waxa uu saakayto si fudud ugu guuleystay Kursigii Koowaad ee Xubnaha Puntland uga mid noqonayo Aqalka Sare ee Barlamaanka soo socda, kadib, markii uu ka guuleystay Gabadhii kula tartamaysay Kursigaasi. Cod-bixinta oo saakayto ka dhacday Dhismaha Barlamaanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’isul-wasaaraha Xukuumadd Federalka, Cumar C/rashiid ayaa xaqiiqsaday Guushiisa Koowaad ee Ololihiisa Mushraxnimadd ee Doorashadda soo socota.

Musharax Cumar waxa uu saakayto si fudud ugu guuleystay Kursigii Koowaad ee Xubnaha Puntland uga mid noqonayo Aqalka Sare ee Barlamaanka soo socda, kadib, markii uu ka guuleystay Gabadhii kula tartamaysay Kursigaasi.

- Advertisement -

Cod-bixinta oo saakayto ka dhacday Dhismaha Barlamaanka Puntland ee magaalladda Garowe, Waxa uu Kursiga Beesha uu ka soo jeedo ee Aqalka Sare ku kasbay natiijo dhan 47 dhibcood, halka gabadhii la tartamaysay oo lagu magacaabo Aamina Aadan C/llaahi heshay 2 dhibcood oo keliya.

Dhinaca kale, Ra’isul-wasaaraha ayaa ah Musharax u taagan Xilka Madaxweynaha Dowladda Federalka, waana markii Labaad ee uu xilkaasi isku soo taago.

Musharixiin miisaan ku leh Siyaasadda ayaana u taagan jagadaasi, kuwaasi oo haatan ku hawlan Ololahooda Doorashadda iyo Kharajkii ay u adeegsan lahaayeen Doorashadda oo inta badan Musharixiinta diyaarsadeen  Miisaaniyad Khaas ah oo ay u adeegsadaan Cod-bixinta Doorashadaasi.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts