HomeWararDowladda Britain oo ka hadashay Muwaadin haysta dhalashada British-ka oo ku xiran...

Dowladda Britain oo ka hadashay Muwaadin haysta dhalashada British-ka oo ku xiran Muqdisho.

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Britain ayaa sheegtay inay hayaan warar sheegayo in Muwaadin haysta  Dhalashadda British lagu xiray magaalladda Muqdisho. Afhayeenad u hadashay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Britain ayaa u sheegtay Wakaalladda Wararka AFP in Muwaadinkaasi Somali-Britishka oo lagu magacaabo Xamsa Maxamed uu u shaqeeya Janalka Afka Englishka ee Telefishinka Aljazeera oo ay Xaruntiisa Dhexe […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Britain ayaa sheegtay inay hayaan warar sheegayo in Muwaadin haysta  Dhalashadda British lagu xiray magaalladda Muqdisho.

uk-foreign-officeAfhayeenad u hadashay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Britain ayaa u sheegtay Wakaalladda Wararka AFP in Muwaadinkaasi Somali-Britishka oo lagu magacaabo Xamsa Maxamed uu u shaqeeya Janalka Afka Englishka ee Telefishinka Aljazeera oo ay Xaruntiisa Dhexe ku taallo Caasimadda dalka Qatar ee Dooxa.

- Advertisement -

Xamsa Maxamed iyo Sawir-qaadihiisa iyo labo nin oo la socotay ayey Ciiddanka NISA qabteen maalintii Talaadada ee la soo dhaafay, xilli ay ka soo laabteen Degmadda Afooye.

Afhayeenadda Wasaaradda Arrimaha Dibedda Britain waxay sheegtay inay diyaar u yihiin inay Xamsa Maxamed siiyaan Taageeradda Qunsulliyadda haddii uu u baahdo.

Xamsa Maxamed iyo Sawir-qaadihiisa iyo labo nin oo la socotay ayey Ciiddanka NISA qabteen maalintii Talaadada ee la soo dhaafay, xilli ay ka soo laabteen Degmadda Afooye.

- Advertisement -

madaxweynaha-iyo-xamsa

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts