HomeWararEthiopia oo xakameysay Adeegga Internetka iyo Dhaqdhaqaaqii Diplomaasiyiinta Shisheeyaha.

Ethiopia oo xakameysay Adeegga Internetka iyo Dhaqdhaqaaqii Diplomaasiyiinta Shisheeyaha.

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Warbaahinta Maxalig ee Ethiopia ayaa sheegtay in Diplomaasiyiinta Shisheeyaha laga mamnuucay inay u safraan Deegaanadda 40 KM ka baxsan magaalladda Addis Abeba. Diplomaasi Reer Galbeed oo la hadlay Wakaalladda Wararka AFP ayaa sheegay in xayiraadaasi u sabab tahay Xukunka Degdegga ee dhawaan ka dhaqan galay dalkaasi. Internetka laga galo Mobayladda ayaa la xiray 3 isbuuc […]

- Advertisement -

Warbaahinta Maxalig ee Ethiopia ayaa sheegtay in Diplomaasiyiinta Shisheeyaha laga mamnuucay inay u safraan Deegaanadda 40 KM ka baxsan magaalladda Addis Abeba.

Diplomaasi Reer Galbeed oo la hadlay Wakaalladda Wararka AFP ayaa sheegay in xayiraadaasi u sabab tahay Xukunka Degdegga ee dhawaan ka dhaqan galay dalkaasi.

- Advertisement -

Internetka laga galo Mobayladda ayaa la xiray 3 isbuuc ka hor, waxaana Dembi laga dhigay in Websaytyadda Mucaaradka ee lala wadaagayo ma la isku dhafsanyo Warbaahinta Isku-xirka Bulshadda, sida Facebook.

Dhinaca kale, Dowladda Ethiopia waxay jartay Internetka, waxayna mamnuucday Daawashadda Telefishinadda ay Qurba-joogta Ethiopia ee (ESAT) iyo kan Mucaaradka Oromia ee Oromia Media Network (OMN).

inetrnet-in-ethiopi ethiopia2

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories