HomeWararMaamulka Puntland oo ku dhawaaqay xubnaha u sharaxan Aqalka Sare ee Barlamaanka...

Maamulka Puntland oo ku dhawaaqay xubnaha u sharaxan Aqalka Sare ee Barlamaanka Federalka.

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Maamulka Puntland ayaa waxay soo gudbiyeen Liisha Musharixiinta u taagan Kuraasta ay Puntland ka heshay Aqalka Sare ee Barlamaanka Federalka ee soo socda.

Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa saxiixay Liiska magacaabista Xubnhaasi oo ka kooban-yihiin 11-xubnood, iyadoo ay jiraan dhowr xubnood oo ku tartamayaan hal xubin oo ka tirsan Kuraasta Puntland ee Aqalka Sare.

- Advertisement -

Afhayeenka Madaxtooyadda Puntland ,Cabdilaahi Maxamed (Quraan jecel) oo saxaafadda kula hadlay magaalladda Garowe ayaa sheegay inay Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Heerka Federaalka ku wareejiyeen Liiskaasi.

Halkan ka akhriso Musharixiinta Puntland ee Aqalka Sare ee Barlamaanka:

liiska-puntland1
liiska-puntland3

Latest stories