HomeWarar(LA-YAABKA + SAWIRO): Gabar 12-jir ah oo xaamilo noqotay

(LA-YAABKA + SAWIRO): Gabar 12-jir ah oo xaamilo noqotay

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Isbitaalka The Xushou City Central Hospital ee Gobalka Jiangsu ee Bariga dalka Shiinaha ayaa lagu xiray Nin la socday xaaskiisa oo 12 jir  Xaamilo ahayd.

Gabadha xaamilada oo aan magaceeda la sheegin ayaa waxaa Isbitaalka loo keenay si baaritaan loogu sameeyo xaalladeeda, iyadoo lahayd uur 3 bilood ah.

Dhakhaatiirta Isbitaalka ayaa sheegay inay gabadha aad u yar tahay, isla markaana u muuqaal eg tahay Ciyaal Iskuul.

Dhakhaatiirta waxay isku hawleen inay gabadha wax weydiiyaan, balse, gabadhu wey awoodi kari weyday inay ku hadasho Luqadda looga hadlo Shiinaha.

Mid ka mid ah shaqaalaha ayaa sheegay inay gabadhu 12 jir tahay oo aysan u dhaweyn haweeney 20-jir ah.

Ninkii ay xaaska u ahayd ayaa ka carooday hadalada Dhakhaatiirta, wuxuuna si kulul u yiri:- “Waxaan halkan u keenay in lagu sameeyo Baaritaan, shaqadiina qabsada, joojiya hadalka badan”.

Shaqaalaha Isbitaalka waxay ka caroodeen hadalkiisa, waxayna si hoose ugu yeereen Boliska, waxayna Boliska weydiiyeen gabadha yar ee xaamilada ahayd haddii ay leedahay Waraaqaha Aqoonsiga iyo inay ku hadli karto Luqadaha Rasmiga looga hadlo dalka Shiinaha.

Gabadhaasi ayaa la sheegay inay tahay Shisheeye ka timid dalalka K/Bari ee Qaaradda Asia, inkastoo aan si rasmi ahaan loo xaqiijinin dalka ay u dhalatay.

Baarayaasha waxay ka shaki qabaan in la soo qafaashay Gabaddhaasi ama loo soo iibsaday sidii Caruusad Ajnabi ah “as a foreign bride”.

Inta badan raga Shiinaha waxay Taariikh ahaan caadi ka dhigteen inay xaasas ka soo wataan dalka Vietname, oo ay ka soo gudbiyaan Xuduudka Koonfureed ee Shiinaha.

pregnant-12-year-old-girl00

©Radio Dalsan

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories