HomeWararJarmalka oo lagu maxkamadeynayo Nin la sheegay inuu ku biiray Xarakadda Alshabaab.

Jarmalka oo lagu maxkamadeynayo Nin la sheegay inuu ku biiray Xarakadda Alshabaab.

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Dacwad-oogayaasha Federalka ee  dalkaasi ayaa dacwad ku soo oogTay Muwaadin Somali-Jarmal, kaasi oo magaciisa lagu soo koobay Abshir Ahmed A. oo 28-jir ah.

Eedeysanaha ayaa shalay lagu soo oogay inuu sannadkii 2012-kii u soo socdaalay Somalia, kuna biiray Xarakadda Alshabaab, iyo inuu Tababar Milliteri soo qaatay, kana qeyb galay Dagaalladda ay Xarakadda Alshabaab kula jiraan Ciiddanka Dowladda iyo kuwa AMISOM, waa sida ay Dacwad-oogayaasha sheegteen.

Eedeysanaha ayaa la sheegay in bishii July ee sannadkan lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Frankfurt, ee dalka Jarmalka  xilli uu ka soo laabtay Booqasho uu ku yimid Somalia.

©Radio Dalsan

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories