HomeWarar(SAWIRO): Kumanaan Tahriibayaal oo shalay la soo badbaadiyey.

(SAWIRO): Kumanaan Tahriibayaal oo shalay la soo badbaadiyey.

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Saraakiisha Xeebaha ee dalalka Talyaaniga iyo Libya ayaa sheegay in shalay la so obadbaadiyey ku-dhawaad Lix kun iyo Konton iyo Shan Tahriibayaal ku sii jeeday Xeebaha Qaaradda Europe. Ilaaladda Xeebaha Talyaaniga waxay sheegeen inay ugu yaraan 9 Tahriibe geeriyoodeen, halka Haweeney Xaamilo ah iyo ilmo yar loo qaaday Isbitaal ku yaalla Jesiiradda Lampedusa. Mid ka […]

- Advertisement -

Saraakiisha Xeebaha ee dalalka Talyaaniga iyo Libya ayaa sheegay in shalay la so obadbaadiyey ku-dhawaad Lix kun iyo Konton iyo Shan Tahriibayaal ku sii jeeday Xeebaha Qaaradda Europe.

Ilaaladda Xeebaha Talyaaniga waxay sheegeen inay ugu yaraan 9 Tahriibe geeriyoodeen, halka Haweeney Xaamilo ah iyo ilmo yar loo qaaday Isbitaal ku yaalla Jesiiradda Lampedusa.

- Advertisement -

Mid ka mid ah Maraakiibta Ilaaladda Xeebaha Talyaaniga ayaa sheegay inay soo badbaadiyeen 725 Tahriibayaal la socotay hal dooni oo nooca la buufiyo.

Hawlgalladda lagu soo badbaadiyey Tahriibayaashaasi waxaa ka qeyb galay 10 Markab oo ay Ilaaladda Xeebaha leeyihiin, mrakab Dagaal iyo Markab ay leeyihiin Ururadda Samafalka.

Hawlgalka shalay lagu soo badbaadiyey Kumanaanka Tahriibayaasha ayaa ku soo beegantay  Sannad-guuradii 3-aad ee ka soo wareegtay markii ay 386 Tahriibayaal u badan Somalia ku degtay Jesiiradda Lampedusa ee dalka Talyaaniga bishii October 3-da ee sannadkii 2013-kii.

- Advertisement -

tahriibayaal7 tahriibayaal8 tahriibayaal6 tahriibayaal5 tahriibayaal3 tahriibayaal tahriibayaal-4 tahriibayaal-1

Latest stories