HomeWararMuwaadin Soomaali oo ku haftay Xeebaha Imaaraadka Carabta.

Muwaadin Soomaali oo ku haftay Xeebaha Imaaraadka Carabta.

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Iyadoo lagu jiro Xilliga Xaggaaga ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa waxa soo badanayo dadka dhibaatadda kala kulmay Mowjadaha Kacsan ee Badda dalkaasi. Boliska magaalladda Sharjah iyo Ciiddanka Difaaca Madaniga ee Cajmaan ayaa uga digay Kalluumeysataya iyo dadka ku dabaasha Badda uga inay taxadir dheeraad muujiyaan, kana digtoonaadaan Mowjadaha Baddaha ee aadka u kacsan. Tan iyo […]

- Advertisement -

Iyadoo lagu jiro Xilliga Xaggaaga ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa waxa soo badanayo dadka dhibaatadda kala kulmay Mowjadaha Kacsan ee Badda dalkaasi.

Boliska magaalladda Sharjah iyo Ciiddanka Difaaca Madaniga ee Cajmaan ayaa uga digay Kalluumeysataya iyo dadka ku dabaasha Badda uga inay taxadir dheeraad muujiyaan, kana digtoonaadaan Mowjadaha Baddaha ee aadka u kacsan.

- Advertisement -

Tan iyo Jimcihii la soo dhafaay, Shilal dhimasho oo  ilaa 5 qof ayaa la soo weriyey inay ka dhaceen meelaha ka baxsan Xeebaha magaallooyinka Dubai iyo Sharjah.

Shabakadda Wararka ee filipinotimes.ae ayaa maanta qortay in  Maydka Muwaadin Somali oo 24-jir ah laga helay meel ka baxsan Xeebta Al-khaan. Sidoo kale, maydadka rag u kala dhashay dalalka India, Sri Lanka iyo Syria ayaa laga helay meel ka baxsan Xeebaha Um Suqeym ee u dhow Dhismaha Burj Alaran, Sharjah iyo Al-xamriya.

Dhinaca kale, Boliska magaalladda Dubai ayaa sheegay inay kordhiyaan Boliska ilaaladda ka haya Badda iyo Kooxaha wax badbaadiya.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories