HomeWararWasiir Hadliye oo Beesha Caalamka ugu baaqay in lagala shaqeeyo Nabadda Somalia.

Wasiir Hadliye oo Beesha Caalamka ugu baaqay in lagala shaqeeyo Nabadda Somalia.

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Maalgashiga Calaamiga ee Dowladda Somalia, C/salaam Hadliye Omar ayaa Baaqaasi ka sheegay Khudbad uu xalay ka jeediyey Shirweynaha 71-aad ee Golaha Guud ee QM uga socda Xarunta Dhexe ee QM ee magaalladda New York. Waxa uu tilmaamay in loo baahan yahay in Somalia si dhow loola shaqeeyo, wuxuuna carrabka ku dhuftay […]

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Maalgashiga Calaamiga ee Dowladda Somalia, C/salaam Hadliye Omar ayaa Baaqaasi ka sheegay Khudbad uu xalay ka jeediyey Shirweynaha 71-aad ee Golaha Guud ee QM uga socda Xarunta Dhexe ee QM ee magaalladda New York.

Waxa uu tilmaamay in loo baahan yahay in Somalia si dhow loola shaqeeyo, wuxuuna carrabka ku dhuftay inuusan Hal Qaran awoodi Karin inuu wax ka qabto dhibaatooyinka taagan.

- Advertisement -

Wasiir Hadliye waxa u usheegay inay Dowladda Somalia daacad u tahay Xeerarka QM, gaar ahaan qiimaha Caddaldda, Nabadda iyo Horumarinta dhmntooda.

Waxa kale oo uu u mahad celiyey Hawlgalka AMISOM oo uu tilmaamay inay afartii sanno ee ugu dambaysay Horumar ka sameeyeen La-dagaalanka Alshabaab, waa sida uu hadalka u dhigay.

Dhinaca kale, Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Maalgashiga Calaamiga ee Dowladda Somalia, C/salaam Hadliye Omar waxa uu Khudbadiisa ku soo bandhigay Qorshaha Horumarinta Somalia ee sannadka 2030-ka, wuxuuna faahfaahiyey Jadwalka Shaqo ee Hirgelinta Yoolalka la hiigsanayo ee SDGs.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories