HomeWararDEGDEG: Doorashadda Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federalka oo dib loo dhigay.

DEGDEG: Doorashadda Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federalka oo dib loo dhigay.

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ilo lagu kalsoon yahay oo la hadlay Radio Dalsan ayaa sheegay in dib loo dhigayo Doorashadda Madaxweynaha oo la filayey in ay qabsoonto bisha soo socota ee October 30-da. Warkan kooban ee loo soo dusiyey Radio Dalsan ayaa lagu sheegay in Doorashadda Madaxtinimadda la qaban doono bisha November 30-da ee sannadkan. Xog-wareedkan ayaa soo baxay […]

- Advertisement -

Ilo lagu kalsoon yahay oo la hadlay Radio Dalsan ayaa sheegay in dib loo dhigayo Doorashadda Madaxweynaha oo la filayey in ay qabsoonto bisha soo socota ee October 30-da.

Warkan kooban ee loo soo dusiyey Radio Dalsan ayaa lagu sheegay in Doorashadda Madaxtinimadda la qaban doono bisha November 30-da ee sannadkan.

- Advertisement -

Xog-wareedkan ayaa soo baxay iyadoo uu dib u dhac ku yimid Doorashadda 54-ka Xubnood ee ka mid noqon doona Aqalka Sare ee Barlamaanka soo socda.

Guddiga Doorashadda Dadan ee Heer Federal ayaa la filayaa inay si rasmi ah ugu dhawaaqaan Dib-u-dhaca ku yimid Jadwalka Doorashadda ee horey loo shaaciyey.

©Radio Dalsan

Latest stories