HomeWararTahriibayaal Afrikaan oo ku geeriyootay dooni ku degtay Xeebaha dalka Masar.

Tahriibayaal Afrikaan oo ku geeriyootay dooni ku degtay Xeebaha dalka Masar.

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

  Wakaalladda Wararka Bariga Dhexe ee MENA ayaa sheegtay inay ugu yaraan 29 Tahriibayaal ku geeriyootay dooni ay la socdeen qiyaastii 600 Tahriibayaal oo ku deghty Xeebaha Degmdda Kafar Alsheekh ee dlka Masar. Ilo dhinaca Ammaanka Masar ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka REUTERS inay  Kooxaha Gurmadka soo badbaadiyeen ilaa 150-Tahriibayal. Doonidasi waday Tahriibayaasha ayaa la […]

- Advertisement -

 

Wakaalladda Wararka Bariga Dhexe ee MENA ayaa sheegtay inay ugu yaraan 29 Tahriibayaal ku geeriyootay dooni ay la socdeen qiyaastii 600 Tahriibayaal oo ku deghty Xeebaha Degmdda Kafar Alsheekh ee dlka Masar.

- Advertisement -

Ilo dhinaca Ammaanka Masar ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka REUTERS inay  Kooxaha Gurmadka soo badbaadiyeen ilaa 150-Tahriibayal.

Doonidasi waday Tahriibayaasha ayaa la sheegay inay u kala dhasheen Masar, Suurya iyo dalal Afrikaan ah oo aan weli la shaacinin dalalka ay yihiin.

©Radio Dalsan

- Advertisement -

 

Latest stories