HomeWararMadaxweynaha Turkiga oo ugu baaqay Maraykanka inaysan gabaad siinin F.Gulen iyo Argagixisada.

Madaxweynaha Turkiga oo ugu baaqay Maraykanka inaysan gabaad siinin F.Gulen iyo Argagixisada.

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan oo isagoo ku sugan Xarunta QM ee magaalladda New York ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey Wakaalladda Wararka REUTERS, wuxuuna ku booriyey Maraykanka inaysan soo dhaweysanin Argagixisadda, sida Fatxullaahi Gulen oo loo baahan yahay in Hay’addiisa laga mamnuuco Caalamka. Fatxullahi Gulen oo Masaafurin iskiisa ah ku joogay Maraykanka tan iyo […]

- Advertisement -

Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan oo isagoo ku sugan Xarunta QM ee magaalladda New York ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey Wakaalladda Wararka REUTERS, wuxuuna ku booriyey Maraykanka inaysan soo dhaweysanin Argagixisadda, sida Fatxullaahi Gulen oo loo baahan yahay in Hay’addiisa laga mamnuuco Caalamka.

Fatxullahi Gulen oo Masaafurin iskiisa ah ku joogay Maraykanka tan iyo sannadkii 1999-kii ayaa beeniyey inuu ku lug lahaa Afgembigii Fashilmay ee bishii July ka dhacay dalka Turkiga.

- Advertisement -

Madaxweynaha Turkiga waxa uu Wareysigiisa ku sheegay inaysan Dowladda Maraykanka wax qiil ah u haysanin inay Fatxullaahi Gulen sii hayaan.

“Haddii Maraykanka oo ah Isbahaysiga Istaraatiyadeenna iyo Saaxiibadeenna NATO, ma aha inay u oggolaadaan Argagixisadda sida Fatxullahi Gulen inay sii shaqeeyaan.

f-gulen

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories