HomeWararObama oo la kulmi doona dhigiisa dalalka Nigeria, Iraq iyo Kolombiya.

Obama oo la kulmi doona dhigiisa dalalka Nigeria, Iraq iyo Kolombiya.

Date:

Related stories

Duq magaalo oo Mexico ah oo “guursaday” yaxaas si loo raadiyo barwaaqo

Duqa magaalada San Pedro Huamelula ee Mexico ayaa ka qeybgalay xaflad dhaqameed uu “ku guursaday” yaxaas loo labisay sida aroosad, iyadoo dadka deegaanka ay rumeysan yihiin in munaasabaddan ay keento barwaaqo, roob iyo wax-soo-saar wanaagsan.

Haweeney Ruush ah oo 27 jeer uur qaaday, 69 carruur ah dhashay

Valentina Vassilyeva ayaa taariikhda lagu xusay inay 27 jeer uur qaadday, iyadoo dhashay 69 carruur ah, oo ay ku jiraan 16 laban-laab, 7 saddex-laab iyo 4 afar-laab.

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Ku-xigeenka La-Taliyaha Amaanka Qaranka Maraykanka, Ben Rodhes  ayaa sheegay inuu Madaxweyne Barack Obama isbuuca dambe Madaxdaasi kula kulmi doono Shir sannadeedka Golaha Guud ee QM oo ka furmi doona Xarunta Dhexe ee QM ee magaalladda New York. Ben Rodhes waxa uu Khadka Telefoonka ugu sheegay Suxufiyiinta inuu Madaxweyne Obama si kala gaar ah ula kulmi […]

- Advertisement -

Ku-xigeenka La-Taliyaha Amaanka Qaranka Maraykanka, Ben Rodhes  ayaa sheegay inuu Madaxweyne Barack Obama isbuuca dambe Madaxdaasi kula kulmi doono Shir sannadeedka Golaha Guud ee QM oo ka furmi doona Xarunta Dhexe ee QM ee magaalladda New York.

Ben Rodhes waxa uu Khadka Telefoonka ugu sheegay Suxufiyiinta inuu Madaxweyne Obama si kala gaar ah ula kulmi doono Madaxweynaha Nigeria, Muxumadu Buhaari, Madaxweynaha Iraq, Xaydar Al-abaadi iyo Madaxweynaha Kolombiya, Juwaan Manwel Santoos.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Madaxweyne Obama ayaan la filaynin inuu la kulmo dhigiisa dalka Filibiin, Rodrigo Duterte oo horey u aflagaadeeyey Obama Hooyadiisa.

buhari usa-and-iraq juan-manuel-santos

©Radio Dalsan

Latest stories