HomeWararQM oo Malaayiin Dollar ugu tala gashay Dadka Barakacayaasha Muqdisho

QM oo Malaayiin Dollar ugu tala gashay Dadka Barakacayaasha Muqdisho

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Sarkaal ka tirsan Waaxda QM ugu qaabilsan Kharajka Gurmadka (The UN emergency fund) ayaa sheegay inay bixiyeen kharaj dhan 7 million oo Dollar oo loogu talagalay in lagu xoojiyo Adeegyadda Ammaankja ee dadka Barakacayaasha ee ku nool Muqdisho. Kharajkaasi cusub ayaa loo adeegsan doonaa Taageeradda dhinacyadda Tacliinta Ammaanka Cuntada, Caafimaadka Badbaadinta, Hoyga, Biyaha iyo Adeegyadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sarkaal ka tirsan Waaxda QM ugu qaabilsan Kharajka Gurmadka (The UN emergency fund) ayaa sheegay inay bixiyeen kharaj dhan 7 million oo Dollar oo loogu talagalay in lagu xoojiyo Adeegyadda Ammaankja ee dadka Barakacayaasha ee ku nool Muqdisho.
Kharajkaasi cusub ayaa loo adeegsan doonaa Taageeradda dhinacyadda Tacliinta Ammaanka Cuntada, Caafimaadka Badbaadinta, Hoyga, Biyaha iyo Adeegyadda Faya-dhowrka ee 120-kun oo ah dadka Barakacayaasha ee ku nool Degooyinka Kaxda iyo Dayniile.
Waa Kaalmadii Labaad oo ay QM sannadkan ku taageerto dadka Barakavayaasha ee ku nool gudaha dalka Somalia.

Kaalmadii ugu horreysay oo dhamayd 7 million oo Dollar waxaa bishii July wa loogu qabtay dadka Barakacayaasha ee ku nool magaallooyinka Baydhabo iyo Kismaayo

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee tirade dadka Barakacayaasha ku nool gudaha Muqdisho waxaa lagu qiyaasay 400-kun oo qof, iyadoo Tirada Guud ee Barakacaaysha ku dhibaataysan gudaha Somalia lagu qiyaasay 1.1 million oo qof

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts