HomeWararMaxbuus horey looga sii daayey Xabsiga Guwatanamo oo xaalladiisa laga dayrinayo.

Maxbuus horey looga sii daayey Xabsiga Guwatanamo oo xaalladiisa laga dayrinayo.

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Maxbuuska oo lagu magacaabo C/weli Dhayib una dhashay dalka Syria ayaa masaafuris ahaan ugu nool dalka Uruguwaay ee Koonfurta Qaaradda Amerika ayaa la sheegay inuu ku jiro Cunto-ka-soomid. Wuxuuna dalbanayaa inuu dib ula midoobo  Qoyskiisa. Saraakiisha dalka Uruguwaay waxay sheegeen in Maxbuuskaasi  lala hadalsiiyey Xaaskiisa oo lagu magacaabo Yusra Dhayidb oo ku sugan Caasimadda dalka […]

- Advertisement -

Maxbuuska oo lagu magacaabo C/weli Dhayib una dhashay dalka Syria ayaa masaafuris ahaan ugu nool dalka Uruguwaay ee Koonfurta Qaaradda Amerika ayaa la sheegay inuu ku jiro Cunto-ka-soomid. Wuxuuna dalbanayaa inuu dib ula midoobo  Qoyskiisa.

Saraakiisha dalka Uruguwaay waxay sheegeen in Maxbuuskaasi  lala hadalsiiyey Xaaskiisa oo lagu magacaabo Yusra Dhayidb oo ku sugan Caasimadda dalka Turkiga ee Ankara.

- Advertisement -

Maxbuuska oo isagoo jiifa sarriirtiisa Laptopka kala hadlay Xaaskiisa waxa uu sheegay  haddii uu geeriyoodo inay ka mas’uul yihiin Dowladaha Uruguwaay iyo Maraykanka.

Waxa uu soo bandhigay 2 Shuruud oo ah inuu Qoyskiisa kula midoobo Waddanka ay doortaan ama uu ku dhex dhiman doona dalka Uruguwaay.

Dhinaca kale, Dowladda Uruguwaay ayaa sheegtay inay raadinayso dal kale oo Maxbuuska qaabili kara, si loo badbaadiyo.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories