HomeWararMadaxweynihii dalka Uzbakistan oo maanta la aasayo.

Madaxweynihii dalka Uzbakistan oo maanta la aasayo.

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Islaam Karimoof oo 78 jir ayaa geeriyooday, kadib, markii uu la xanuunsanaa Qalal iyo Dhiig maskaxda kaga furmay. Gabar uu dhalay Madaxweynaha oo lagu magacaabo Luula Tilyafa waxay Barta ay ku leedahay Aaladda INSTAGARAM ku baahisay Geerida Aabaheeda oo in ka badan 25 sanno xukumayey dalka Uzbakistan oo ku yaalla Bartamaha Qaaradda Asia. Dowladda […]

- Advertisement -

Madaxweyne Islaam Karimoof oo 78 jir ayaa geeriyooday, kadib, markii uu la xanuunsanaa Qalal iyo Dhiig maskaxda kaga furmay.

Gabar uu dhalay Madaxweynaha oo lagu magacaabo Luula Tilyafa waxay Barta ay ku leedahay Aaladda INSTAGARAM ku baahisay Geerida Aabaheeda oo in ka badan 25 sanno xukumayey dalka Uzbakistan oo ku yaalla Bartamaha Qaaradda Asia.

- Advertisement -

Dowladda iyo Barlamaanka dalka Ubakistan ayaa xaqiijiyey Geerida Madaxweyne Islaam Karimoof waxaana la filayaa in maydkiisa maanta lagu aaso Deegaanka uu ku dhashay ee Samarkand.

Madaxweynaha geeriyooday waxa uu sannadkii hore mar 5-aad loo doortay Xilkaasi isagoo helay in ka badan 90%.

©Radio Dalsan

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories